Ilaaqdoonis

Ka Wikipedia

ilaaqdoonis (Af Ingiriis : attention-seeking; narcissistic supply; Af Carabi : ar‎) waa dabeecadda qofka wax u sameeya si uu falcelin iyo bogaading u helo, samo ama xumo. Halka Carabigu, waxaa ilaaqdoonis lagu yaqaana ee la yidhaahdo "لفت الانتباه" (istiraacul intibahi). Ilaaqdoonista waxay aqoonyahanada cilmiga maskaxda ku tilmaamaan "narcissism" ama cillad shakhsiyadeed xaga ay waxgaradka diinta Islaamka ku tilmaaman edebdarro ee rasuulka ku tilmaamay gacanbidixayn loo yaqaano "riyaac" (الرياء).[1]

La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Hawk, Skyler T.; van den Eijnden, Regina J.J.M.; van Lissa, Caspar J.; ter Bogt, Tom F.M. (March 2019). "Narcissistic adolescents' attention-seeking following social rejection: Links with social media disclosure, problematic social media use, and smartphone stress". Computers in Human Behavior. 92: 65–75. doi:10.1016/j.chb.2018.10.032. ISSN 0747-5632. S2CID 59528272.