Khabaab bin Arat

Ka Wikipedia

Khabaab bin Aratta Al-Tamiimi wuxuu ka mid ahaay saxaabadii ugu horeeyay islaamka, iyo kuwii liitay ee Makka lagu cadaabi jiray, ka dib wuxuu u hijrooday Madiina wuxuuna kala qeyb galay Nabiga scw dhamaan duulaamadiisa, noloshiisa dambe wuxuu u wareegay Kuufa oo ku geeriyooday 37H