Jump to content

Kombuyuuterka Dhabta

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:11, 7 Agoosto 2024 ee 195.143.129.232 (wadahadal) (Shirkad)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Haku khaldin "Kumbuyuutar"

 Taiwan Acer

Kombuyuuterka dhabta (Af Ingiriis : Laptop) waxaa kaloo loo yaqaan Notebook Waa komyuutar shaqsiyadeed loogu talagalay dadka aan shaqada ku qabanin meel joogto ah, oo gala safaro ha noqdeen kuwo dhaadheer ama kuwo magalada gudaheeda ah. Laptop ayaa ku shaqeeya Batari kaas oo Jaarjer (kaariko) ku shaqeeya.