Kurxin

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Gray1195.png
Kurxintu waxay ku talaa dhuunta
Details
Precursor Carjow
Identifiers
Latin Prominentia laryngea
Dorlands
/Elsevier
12669875
Anatomical terminology

Kurxin (Af-Ingiriis: adam's apple; Af-Carabi: تفاحة آدم) sidoo kale loo yaqaano Jocor[1], waa qayb ka mid ah dhuunta labka dadka, iyo wiilasha baaluq gaarayn.

Adam's apple

Sharaxaad

Kurxintu waa carjow ka mid ah dhuunta dadka taasi oo ku taala meel ka hooseysa gadhka iyo dusha sare ee hunguriga. Sida caadiga ah kurxintu waa mid soo taagan oo ka muuqata dhuunta raga; halka kurxinta dumarku tahay mid yar oo aan muuqanin.[2]

Shaqada

Kurxintu shaqo muhiim ah ayay u leedahay jidhka dadka. Waxaa kurxintu soo baxdaa wakhtiga dhalinyaronimada taasi oo soo weynaata sanadaha ugu horeeya ee labaatameeyaha. Intaas waxaa dheer, in kurxintu tahay astaan inta ugu badan u gaar ah raga.[3]

Sidoo kale, cilmibaadhis waxaa lagu ogaaday in kurxintu qeyb ka tahay xubnaha maamula isla markaana sameeya codka iyo hadalka.[4][5]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Gobolada Dhexe Soomaaliya waxaa loo yaqaanaa Jocor.
  2. "Laringe". Sisbib.unmsm.edu.pe. Retrieved 2013-02-27. 
  3. "Prominentia laryngea Medical Term Medical Dictionary". Medicine Online. Archived from the original on 2013-12-25. Retrieved 2013-02-27. 
  4. P. J. Bentley (1980), "Endocrine Pharmacology: Physiological Basis and Therapeutic Applications", CUP Archive, pág 240
  5. "Pubertad, nuestras diferencias". Esmas.com. Archived from the original on 2004-09-08. Retrieved 2013-02-27.