Rag

Ka Wikipedia
nin shaqeeynaya
Raganimo
Sinjigalab
Astaantamuruqyo waaweyn, kurxin, cod weyn
La xidhiidhaNin, wiil, doob

Raganimo (Af Ingiriis : Masculinity; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Ninnimo[1], waa dabeecad, dhaqan iyo astaan ay yeeshaan labka dadka taasi ooy leeyihiin nimanka iyo wiilasha baaluq gaarayn. Farqiga gaar ah ee uu dhexeysa dumarka iyo ragga waa saxaaxda, gaar ahaan guska iyo siilka.

Nin shaqo ku jira

Hordhac

Raganimo waa marxalad, dhaqan iyo astaan ay leeyihiin labka dadka taasi oo saameyn ku yeelata nolosha ninka iyo wiilasha. Sida caadiga ah, raganimada waxaa qeyb weyn ka qaata dabeecada bayoloji ee jidhka dadka[2][3]

Dhaqdhaqaaqyada ee ragga uu gaar ah, waxaa ka mid ah MGTOW (ragga gooni-isu-taag).

Sidoo kale fiiri

Xigasho