Lifermoriyaam

Ka Wikipedia

Lifermoriyaam

Lifermoriyaam (ingiriis: Livermorium) astaanta (Lv) waa curiye ka mid ah 118 Curiye ee Diwaanka Curiye.

Lifermoriyaam oo tirada uu kaga jiro diwaanka curiye tahay 116 ayaa ah curiye aan wali la ikhtiraacin.

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]