Malag

Ka Wikipedia
Hugo Simberg, 1903.
Kani waa maqaal ku saabsan Malaa'igta.
Halkan waxaa laga soo toosiyay Malaa'ig.

Malag wadar Malaa'ig (ingiriis: angel; carabi: ملاك) waa qaar ka mid ah makhluuqaadka Alle (s.w.t).

Malaa'igta oo tiradooda Ilaahay uun yaqaano, waa nooleyaal aad u awood badan, isla markaana isha dadku arki karin.

Malaa'igu waxay u adeegaan Rabbi Yehowah kor ahaayee, ayagoon seexanin, wax cunin mar ahaantaana aan daalin waligood.

Malaaʼigaha waxay ka mid yihiin qaybta samada ee ururka Ilaahay. Malaaʼigo badan baa jiro. Ilaahay baa malaaʼigaha abuuray. Malaaʼigaha ayaa addoommada Ilaahay khatarta ka dhawri karo. Malaaʼigaha qaarkood way xumaadeen.

Laga soo bilaabo af Cibraaniga mal·ʼakhʹ iyo kan Giriigga agʹge·los. Labada erayba macno ahaan waxa ay macnahoodu yihiin “Rasuul” laakiin waxa loo tarjumay “malaa’ig” marka la tixraacayo rasuullada ruuxa. Malaa'igtu waa makhluuqyo xoog badan, oo Ilaah abuuray waa hore ka hor abuurista aadanaha.