Mareeg State
Mareeg State | |
|---|---|
Ismaamul hoosaad | |
| منطقة مريخ | |
Calanka Flag Astaanta aan rasmiga ahayn Coat of arms | |
| Motto(s): Isku tasho intaan lagaa tashan | |
Halka ay dhacdo | |
| Xarunta | Ceeldheer |
| Degmo iyo Tuulo | Liiska
|
| Dowlada | |
| • Nuuca | Awood qaybsi |
| • Body | Is xukun hoosaad |
| • Madaxweyne | Dayib Maxamud sheekh (Midnimo Qaran) |
| Bedka | |
| • Dhammaan | 77,167 km2 (29,794 sq mi) |
| Tirada dadka (1998) | |
| • Dhammaan | 106,086 |
| • Cufnaanta dadka | 1.4/km2 (3.6/sq mi) |
| • Kobaca | (2% ee Soomaaliya) |
| Magac kale | mareeg, Banaan |
| • Xagaa (DST) | UTC+3 (SAB) |
| Furaha | +25 21- (Mareeg) +25 25 (Ceeldheere) |
| Taariikh | 2009-2011 |
| Ismaamulka madaxa bannaan | 9 September 2009 18 September 2010 9 August 2011 (sida uu hadda yahay) |
| Labada aqal | 5 Mudane |
| Aqalka Sare | 2 Guurti (ee 54) |
| Aqalka Hoose | 3 xildhibaan (ee 275) |
| Website | Template:Sirqarsoon |
Mareeg waa meel dhacda gobollada dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan bariga Galguduud, waxaana xarun u ah Ceeldheer waxaa hoos yimaado deegaano in ka badan labaatameeyo.
Juqraafiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Deegaanaka Mareeg Wuxuu dhanyahay bedkiisu 77,167 km² waxayna dhacdaa gobollada dhexe ee Soomaaliya, bari waxaa ka xigta Badweynta Hindiya, Koonfur waxaa ka xiga Shabeellaha dhexe.
Deegaanada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Ceeldheer
- Budbud
- Masagawaa
- Galcad
- Caliyabaal
- Geerilille
- Gal-libaax
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Taliskii Ujuuraan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qarnigii 13aad Ujuuraanka waxaa xarun u ahayd Mareeg ilaa 1589
Imaatinkii Talyayaaniga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1889 Markii uu talyaaniga yimid waxaa laga soo dajiyay Hobyo.
Jamahuuriyadda Soomaaliya
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Deegaan ahaan dadka ka soo jeeda Deegaankaan waxay ahaayeen dadkii ka dambeeyey in gumaystahay talyaaniga laga dhaadhiciyo jiritaanka Soomaaliweyn, Markii ay Majeerteen talyaaniga ka soo dajiyeen xeebaha gobollada bari hadfkoodu wuxu ahaa in ay gumaystaha la shaqeeyaan kuna shaqeeyo gumaystaha qaab iyaga dan u aha laakiin waxaa bedelay markii uu talyaaniga soo gaaray nawaaxiga mareeg iyo dadkii ka soo jeeday oo ugu horeeyay Janaraal Daauud Cabdulle Xisri, in fikirka laga dhigo dhismaha Dawlad Soomaaliyeed, dhulalaka maqanna talyaaniga uu gacan ka gaysto.
Sidoo kale markii Federaalka loo ekaysiiyay qaab qabiil haddana waxay ka mid ahaayeen Deegaanadaan dadkii ku qasbay Maamulka Puntland in aan Mudag laka goyn federaalkuna noqdo mid ku salaysan Gobollo, waxaana ku cad cadaa Xasan sheekh Maxamuud.
Xogta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
| Maamul Goboleedyada Soomaaliya | |
|---|---|
Maqaam gaar ah | |