Masaajid Sultan Axmed
Appearance
| Masaajid Sultan Axmed | |
|---|---|
| Warbixin aasaasiya | |
| Isuduweha Juqraafi | 41°00′20″N 28°58′39″E / 41.005483°N 28.977385°E |
| Mabda'a | Sunni Islam |
| Sameeyay Nashqada | Sedefkâr Mehmed Ağa |
| Nooca dhisme | Masaajid |
| Naqshada dhismaha | Dhisme Islaamiya, Farshaxanta Dowladii Cusmaaniyiinta |
| La dhamaystiray | 1616 |
| Specifications | |
| Baaxada | 10,000 |
| Dhererka | 73 m (240 ft) |
| Balaca | 65 m (213 ft) |
| Jooga banaanka | 43 m (141 ft) |
| Dome dia. (inner) | 23.50 m (77.1 ft)[1] |
| Minaaradaha | 6 |
| Jooga minaaradaha | 64 m (210 ft) |
Masaajidka Suldan Axmed sido kale loo yaqaano Masaajidka Sultan Ahmet (Af Turki : Sultan Ahmet Camii) waa masaajid taariikhi ah oo ku dhexyaala caasimada Istanbul, ee wadanka Turkiga.[2]
Masaajidka Sultan Axmed Wawa masaajid taariikhi ah oo Ku yaalo magaalada Istanbul ee dalka TUrkiga waxaa dhisay masaajidkaan Sultan Axmedkii 1aad ee Cusmaaniyada, waxaa kale oo loo yaqaan Masaajidka Buluugga ah.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Encyclopedia of architectural and engineering feats, Donald Langmead, Christine Garnaut, page 322, 2001
- ↑ "Blue Mosque". sultanahmetcamii.org. Archived from the original on 18 Bisha Sideedaad 2013. Retrieved 12 June 2014.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)