Maxamed Giriig

Ka Wikipedia
Maxamed Giriig
محمد نور غيريغ
Ku dhashay Horaantii 1935
Berbera, Soomaaliya
Dhimasho Janaayo 2002 ( 2000–2001 jir)
Hargeysa, Soomaaliya
Sababta dhimashada xanuun
Ku aasan Hargeysa, Somalia
Qoomiyada Soomaali
Shaqada Heesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa
Sanadaha Shaqada 1963kii-2000
Ka tirsan Hobolada Waaberi (1970-1998)
Shaqooyinka ugu muhiimsan Heeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id
Magaalada ka soo jeedo Xamar, Banadir
Diinta Sunni Islaam

Maxamed Giriig (Af Ingiriis : Mohamed Nuur Giriig, Af Carabi : ar‎) (dhashay horaantii 1935 - geeriyooday 2002) wuxuu ahaa fanaan, heesa iyo laxamiiste aad caan ugu ahaa fagaaraha suugaanta Soomaalida. Maxamed Nuur Giriig wuxuu ka mid ahaa fanaaniinta Soomaalida ee ugu caansana wakhtigoodi, waxaana aad loogu xasuustaa heesaha jacaylka iyo amaanta ah.

Taariikh

Maxamed Nuur Giriig wuxuu ku dhashay magaalada Berbera, Waqooyiga Soomaaliya, Fanaanku wuxuu dhashay horaantii sanadkii 1935kii wuxuuna geeriyooday sanadkii 2002da magaalada Hargeysa dhexdeeda asaga oo da'a ah.waxa ay soowada galeen fanka fanaankii weynaa e cismaan gacanlow heesa uu qaaday hobol giriig waxa sameeyay hormuudyada suugaanta codkiisa halaasiga ah awgeed

Fanka

In kastoo Maxamed Mooge iyo walaalkii Axmed ay sameeyeen iyo ku luuqeeyeen heeso badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ugu caansanaa kuwan hoos ku xusan:

  • Jacaylka Dadweynaha
  • Caashaq maanta
  • Dalxiis

Sidoo Kale Fiiri

Cadaymo

Xidhiidhyo Banaanka Ah

Tixraac