Naasiriya
Muuqaal
Gobalka Jubbada Dhexe
Degmada Naasiriya
Nasiriya(Kuko jubbada dhexe somalia)
Naasiriya waxaay udhaxeysaa magaaloyinka sida Bu'aale ilaa Afmadow iyo Xagar sidokale waxaa udhow Wabiga Jubba.
Naasiriya(Kuko) waxaa la dagay 2000. Sidokale
waa dhul carro San ah oo ku beerashada dagala iyo dhaqashada xoolaha aad ugu wanaagsan sidokale nolasha dadkana ufiican.
waxaa dega beelweynta Abasguul Jidwaaq Absame.