Niyoon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Neon)
Curiyaha Niyoon

Niyoon (ingiriis: Neon) astaanta (Ne) waa curiye kimiko oo leh lambar atom toban ah. Curiyaha Niyoon waa neef ka tirsan guruubka 18aad ee neefaha loo yaqaano Neefaha Gobta (Noble Gases).

Neefta Niyoon waa mid bilaa midab ah, bilaa ur ah marka heerkulku caadiga yahay, isla markaana leh labinlaab cufka hawada caadiga ah. Curiyahan Niyoon waxaa la helay sanadkii 1898 ayaa waxay tahay neefta afaraad ee ayadoo qalalan ku dhex jirta hawada, waxa ka horeeya Nitrojiinta, Ogsajiinta, Aargonta iyo isku dhiska Kaarboob-labo-ogsaydh oo kali ah.

Iskudhisyo ay Niyoontu ka mid tahay waxaa lagu isticmaala laydhka iyo laambadaha.

Niyoon wuxuu dareereyaa -246.048 °C (-411 °F) wuxuuna ku qaboojiyaa heerkul kaliya 21/2° hoose.[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]