Noolaha aan qatar ku jirin
Appearance
| Xaalad Xannaano sida ay la tahay IUCN Red List | |
|---|---|
| Cirib-tir | |
| Haddidaad | |
| Lower Risk | |
Other categories | |
| |
Related topics | |
Noolaha aan qatar ku jirin (Af Ingiriis : least concern; Af Carabi: غير مهدد) waa koox noole ah kuwaasi oo Ururka Ilaalada Nolosha Dabiiciga ee Caalamka (International Union for Conservation of Nature) ku qiimeeyeen in aanay halis ama khatar ku jirin noloshooda iyo jiritaanka. Sida caadiga ah, marnaba koox noole ah laguma dari karo xayndaabka noolaha aan khatarta ku jirin ilaa lagu sameeyo daraasad qoto dheer, taasi oo lagu ogaanayo bulshada noolahaas, tafiiranka iyo aayaha uu yeelan karo.[1]
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "2001 Categories & Criteria (version 3.1)" (PDF). The IUCN Red List of Threatened Species. Archived from the original (PDF) on 2016-01-28. Retrieved 2015-05-22.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)