Jump to content

Ozan Tufan

Ka Wikipedia
Ozan Tufan
Tufan oo u Safan Xulka Qaranka 2016
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Ozan Tufan
Dhashay (1995-03-23) 23 March 1995 (Da’da  31)
Ku dhashay Orhaneli, Bursa, Turkey
Joogga 1.82 m (6 ft 0 in)
Booska cayaarta Khad Dhexe
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Fenerbahce SK
Nambarka 8
Ciyaartooyda yar-yar
2005–2012 Bursaspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2012–2015 Bursaspor 42 (3)
2015– Fenerbahce SK 26 (0)
Xulka Qaranka
2012 Turkiga 17-Jirka ah if 1 (0)
2012–2013 Turkiga 18-Jirka ah 11 (0)
2012– Turkiga 19-Jirka ah 1 (0)
2014– Turkiga 27 (2)
Guulaha

Template:MedalTeam

                      Template:MedalRU
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 1 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 31 March 2015

Ozan Tufan (Orhaneli, Bursa, 23 Maarso 1995) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Fenerbahce SK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Ozan wuxuu hore ugusoo dheelay kooxda Bursaspor. Ozan waa laacib xirfadiisu aad u sareeyso waana midda keentay inuu soo jiidto indhaha kooxaha ugu waaweyn dunida kubadda-cagta ugu dambayntiina waxaa u suurtogashay inuu ugu wareego kooxda facaweyn ee magaalada Istanbul ka dhisan ee Fenerbahce SK aduun gaaraya 7 milyan oo Euro.

Ozan Tufan oo Bursaspor u dheelaya