Pizza Hut

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Pizza Hut
Qaabka Makhaayad Cunto
Agabka Maqaaxi
Lagu asaasay Juun 15, 1958; 59 sanadood ka hor (1958-06-15)
Wichita, Kansas, U.S.
Xarunta guud Plano, Texas, U.S.[1]
Tirada baraha 13,728 meelo kala duwan (as of 2015)
Wax soo saar

Italian-American
pizzaYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar BaastoYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa

waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar Hilib digaag
Shirkadaha ku midoobay
  • Yum! Brands worldwide outside of China
  • Yum China within China
Website www.pizzahut.com

Bidsa Hat (Af-Ingiriis: Pizza Hut) waa makhaayad sameysa cunto Ameerikaan taasi oo xarumo badan ku leh meelo badan oo caalamka ah. Shirkadani oo ku caanbaxdey sameynta pizzaha ayaa waxaa aasaasay Dan iyo Frank Carney sanadkii 1958 taasi oo laga hirgeliyay wadanka Maraykanka.

Sidoo kale, hudheelka cuntada soonka American ah oo uu leeyahay laamo dalal badan waxaa Almo khubarada nafaqada maqaayad pizza dhammaan noocyada kala duwan, laakiin waa Okhry.kma waxay bixisaa xiriir codsiyada adeegga dibadda ee intaa dheer in suurtagalnimada ee cunaya makhaayad.

Muuqaal[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "Inside Pizza Hut's new headquarters in Plano". Wfaa.com. Archived from the original on March 8, 2011. Retrieved March 10, 2011.