Pnictogen

Ka Wikipedia
Curiyaha Nitrojiin.
Curiyaha Fosforos.
Curiyaha Arsenic.
Curiyaha Antimony.


Biniktojiin (Pnictogen) sidoo kale loo yaqaano Guruubka Nitrojiinta ama Guruubka 15aad waa guruub curiye kimiko ee qeybta 15aad ee safafka Diwaanka Curiye. Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Nitrojiin (N), Fosforos (F), Aarsenik (As), Antimony (Sb), Bismuth (Bi) iyo Ununbentiyaam (Uup).