Portal:Eratareya/Hordhac

Ka Wikipedia

Eratareya
Golaha,Cadaaladda,Shaqada
(Eratareya Tigrinya: ሃገረ ኤርትራ; ), waa dawlad afrikaan ah magaalo madaxna waxaa u ah Asmara. Dadka badankood waxay ku hadlaan carabiga, waxayna dhacdaa Baddacas iyo bariga Badweynta Hindiya galbeed waxaa ka xiga Suudaan Koofurna waxaa ka xigta Itoobiya bari waxaa ka xiga Jabuuti. Qeybta woqooyo bare ee baddacada waxaa ka saaran Sacuudi Carabiya iyo Yemen. Waxay gaaraysaa bedkeeda ilaa 118,000 km² tirada dadkeedu waa 4 malyan.