Portal:Sooyaal

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Portal:Siiro)

Kusoo dhowaada bogga Sooyaalka

Ilaa iyo haatan waxaa ku jira Wikipedia Soomaaliga, insaykalobediya xorta ah 1 maqaal oo ku xiran qodobka Sooyaal


Icon

Sooyaal (Buugga taariikhda) Af-Carabi (السيرة) Ingriis ahaan waa (Biography), waxaana loo daliishadaa aqrinta taariikh nololeedka gaarka ah sida dadka khibrad aqooneed leh, sidoo kale kuwa qoraalladooda aadka looga faaiideeystay iyo suxufiyiinta, waxaa soo gali kara xarumaha aqoonta, sidoo kale meelah uu tagay qofka taariikhda laga qorayo. Biografia way ka duwantahay Bibliografiya, waa erey Gariig ah Ingriis ahaan waa: Bibliography.

(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)

Shaqsiyaad xul ah

Gen. Daauud Cabdulle Xirsi (1924-1965) wuxuu ahaa Janaraalkii ugu horeeye ee yeelato Soomaaliya isla markaasna ahaa taliyihii ugu horreeyey ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Janaraal Daauud wuxuu ku dhashay tuulada Mareeg ee ka tirsan gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya halkaas oo uu ku dhameeye aqoontiisa Qur'aanka asagoo da' yar ah. Muddo sanad ah asagoo ka shaqaynaya xaafiiska Talyaaniga ee degmada Buuloburde ayuu wuxuu u gudbay magaalada Muqdisho, xoogaa kahor intaan la gaarin Dagaalkii Labaad ee Aduunyada. 1943dii wuxuu ku biiray Ciidamada Booliska ee Ingiriiska oo markaas haysta koonfurta Soomaaliya, Janaral Daauud waxaa uu ka gaaray shaqadiisa ilaa barre (macalin) tababare ka ah Dugsiga Booliiska ee Xamarjajab.


Oraah

Sawir xul ah


Qaybaha

Ma jiraan wax laamaha qaybaha ah

Mashaariicda bahwadaagta la ah


Template sooyaal


Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto