Portal:Turkiga/Qof Xul Ah/1

Ka Wikipedia

Mustafa Kemal Atatürk (af turki: Mustafa Kemal Atatürk) (waxa uu dhashay 19 maajo 1881 - geeriyoodayna 10 Nofembar 1938) hogaamiyihii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Turkiga kadib Dagaalkii Labaad ee Aduunka, wuxuu ku jabiyay Giriigga Dagaalkii Turkiga iyo Giriiga sanadii 1922, kadib bixitaankii ciidankii Isbahaysiga dhulka Turkiga caasimadda turkiga waxa uu ka dhigay Ankara, wuxuuna aasaasay Jamhuuriyadda Turkiga cusub, wuxuuna soo afjaray Dawladii cusmaaniyiinta wuxuu ku dhawaaqay Dawlad Cilmaani ah.

Waxaa loogu magacdaray Yeey busleh, magaca Ataturk (aabihii turkiga) taasina waa farihii muuqday ee uu uga tagay ciidan ahaan Dagaalkii koowaad iyo wixii ka dambeeyay iyo siyaasad ahaan xilligaas ka dib iyo ilaa iyo hadda dhismaha taliska Turkiga cusub.


Dheeraad Faahfaahin...