Portal:Yurub/Muuqaal xul ah
Muuqaal Xul ah
Dabaqyada dhaadheer ee magaalada Toledo, Isbayn, goor galab ah oo qoraxdu sii dhici rabto. Magaaladan Toledo oo qadiimi ah waxay ka mid tahay Dhismaha Dhaxalgalka Aadamaha ee Hay'ada UNESCO ee ka tirsan Ururka Qaramada Midoobey.
Qasriga São Jorge waa dhismo weyn oo ku yaala badhtamaha magaalada Lisbon, magaalo-madaxda wadanka Bortuqiiska.
Rüdesheim am Rhein waa magaalo ku taala galbeedka degmada Rheingau-Taunus-Kreis, gobolka Darmstadt ee wadanka Jarmalka. Magaaladani waa mid qadiimi ah oo leh meelo badan oo taariikhi ah iyo dhismoyaal ka tirsan Dhismaha Dhaxalgalka Aadamaha ee Hay'ada UNESCO ee ka tirsan Ururka Qaramada Midoobey.
Muuqaalka guud ee Qasriga Colosseum in Roma, wadanka Talyaaniga. Qasrigan waxaa la dhisay badhtamihii qarnigii 1aad ee C.D ilaa maantana wuxuu ka mid yahay dhismayaasha ugu badan dalxiiska.
Muuqaalka guud ee Prague, magaalo-madaxda wadanka Jamhuuriyadda Jek.
The Buundada Albert Bridge waa buundo cageed loogu talo-galay dadka taasi oo dul-marta webiga River Thames ee galbeedka magaalada London.
Ellmau waa deegaan ka tirsan degmada Kufstein (district), hoostagta gobolka Sölllandl, wadanka Austriya. Tuuladani waxaa la aasaasay horaantii qarnigii 12aad C.D.
Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/8 Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/8
Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/9 Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/9
Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/10 Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/10