Portal:Yurub/Sawir xul ah
Appearance
Sawir xul ah
![]() |
The Eiffel Tower ee ku taala magaalada Baariis waa taalo ka mid ah kuwa ugu caansan aduunka ee astaanta u ah magaalada Baariis iyo guud ahaan wadanka Faransiiska.
![]() |
Royal Albert Hall waa masrax ruwaayadaha lagu jilo oo ku yaala koonfurta xaafada South Kensington, London.
Perast waa magaalo gaboowdey oo ku taala gacanka Bay of Kotor ee Montenegro.
![]() |
Qasriga Peter and Paul Fortress (ee kaligiis ku yaala gasiirada Zayachy Island), waa qasri qadiimi ah oo ku yaala gasiirad ka tirsan degmada Saint Petersburg, ee wadanka Ruushka.
![]() |
Baarlamaanka Yurub waa golaha baarlamaanka Midowga Yurub.
Dynjandi waa biyo-dhac aad u qurux badan kaasi oo ku yaala bariga wadanka Iseland. Biyahani waxay leeyihiin dherer dhan 100 metres (330 ft).