Rutherfordium
Appearance
Rutherfordium
Rutherfordium (ingiriis: Rutherfordium) astaanta (Rf) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-afar (104). Curiyaha Rutherfordium waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 4aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 267.
Curiyahan Rutherfordium lama yaqaano midabkeeda, lamana helo si dabiici ah laakiin laabka (laboratory) ayaa lagu sameeyaa ayadoo radioactive leh isotope aad u kacsan 267Rd.
Curiyahan waxaa loogu magac daray fisigisyahan Ernest Rutherford, waxaanay ku jirtaa curiyayaasha lagu daro guutada d-block.