Saado Cali Warsame
Appearance
Saado Cali Warsame سادو علي ورسمه | |
|---|---|
Fanaanada Saado Cali Warsame, Toronto 2011 | |
| Ku dhashay | 1950 Buuhoodle, Cayn |
| Dhimasho | July 23, 2014 Muqdisho |
| Sababta dhimashada | Weerar qori Ak7 |
| Qoomiyada | Soomaali |
| Shaqada | Heesaa, Fanaanad, xildhibaan ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya |
| Ka tirsan | Kooxda Waaberi, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya |
| Shaqooyinka ugu muhiimsan | Aan Wada Tashano, Laand Karuusar |
Saado Cali Warsame (Af Ingiriis : Sado Ali Warsame, Af Carabi: سادو علي ورسمه) (dhalatay 1950, dhimatay 23 Luuliyo 2014) waxay ahayd fanaanad Soomaaliyeed oo ku heesta Af-Soomaaliga; wakhtiyadii dambe ku biirtay siyaasada wadanka Soomaaliya, halkaasi ooy ka mid noqotey Gollaha Baarlamaanka Federaalka. Badhtamihii bishii Luuliyo ee 2014kii ayaa Saado Cali Warsame lagu toogtay magaalada Muqdisho, halkaasi ooy ku nafbaxday.[1]
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "Madaxweynaha Somalia Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Marxuumad Saado Cali Warsame". Araweelo News. Retrieved 26 July 2014.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Saado Ali Warsame. |