Saalax Naaji
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Saalax Qaasim Naaji)
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.
| Saalax Qaasim Naaji صالح قاسم ناج | |
|---|---|
| Ku dhashay | May 21, 1943Jir Muqdisho, Banadir |
| Degenaansho | London, England, Boqortooyada Ingiriiska |
| Qoomiyada | Soomaali |
| Shaqada | Heesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa |
| Sanadaha Shaqada | 1963kii-2000 |
| Ka tirsan | Hobolada Waaberi (1970-1998) |
| Shaqooyinka ugu muhiimsan | Heeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id |
| Magaalada ka soo jeedo | Xamar, Banadir |
| Diinta | Sunni Islaam |
Saalax Qaasim Naaji (Af Carabi : لاسعانود) waa fanaan weyn oo ku hees Af-Soomaaliga kaasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan.[1] Heesaha uu qaado fanaankani oo u badan jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Saalax Qaasim sharaf iyo sumcad ku dhex leeyahay Fanka Soomaalida.