Fanaaniinta Soomaaliya
Appearance
Fanaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah aad bay u badan yihiin rag iyo dumarba; haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah kuwa ku xusan jadwalka hoose.
| Magaca | Kooxda | Wakhtiga Fanka | Sawirka | Faalo Kooban |
|---|---|---|---|---|
| Cabdi Deeqsi Warfa (Cabdi Sinimo) | ||||
| Maxamed Saleebaan Tubeec | Hobolada Waaberi | 1967dii ilaa 2010kii | Boqorka Codka | |
| Xaliima Khaliif Magool | Hobolada Waaberi | 1969kii ilaa 1993dii | Boqorada Codka | |
| Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) | Hobolada Waaberi | 1974tii ilaa maanta | Hooyada Fanka | |
| Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil) | Hobolada Waaberi | 1971dii ilaa maanta | Cod Wanaagsane | |
| Maxamed Nuur Giriig | Hobolada Waaberi | 1970kii ilaa | ||
| Qamar Maxamed Xuseen | Hobolada Waaberi | 1980kii ilaa 1994tii | Gabadha Fanka | |
| Saalax Qaasim | Hobolada Waaberi | Aabaha Fanka | ||
| Khadra Daahir Cige | Hobolada Waaberi | 1978kii ilaa hada | Boqorada Fanka | |
| Saado Cali Warsame | Hobolada Waaberi | 1979kii ilaa hada | ||
| Cabdi Nuur Alaale | hobolada Jabuuti |
| ||
| Maxamed Mooge | Hobolada Waaberi | 1971dii ilaa 1988dii | Madaalaha Fanka | |
| Xasan Aaden Samatar | Hobolada Waaberi |
| ||
| Axmed Mooge Liibaan | Hobolada Waaberi | 1973dii ilaa 1991dii | ||
| Maxamed Mooge Liibaan | Hobolada Waaberi | 1962dii ilaa 1980dii | ||
| C.Qadir Macalin Jubba | kooxda Waaberi | 1979kii ilaa maanta | Yarka Sanadka | |
| Cumar Dhuule | kooxda Ileys | 1972kii ilaa 1998dii | ||
| Sahra Axmed | kooxda Ileys/Hobolada Waaberi | 1978dii ilaa 2004tii | Quruxda Fanka | |
| Faadumo Cabdilahi Maandeeq | ||||
| Cabdule Yusuf Hanuuniye | Hobolada Waaberi | Ma daalaha Waaberi | ||
| Cumar Shooli | ||||
| Axmed Naaji Sacad | ||||
| Axmed Nuur Jaangow | ||||
| Siciid Harawo | ||||
| Axmed Yaasiin Digfeer | ||||
| Shimaali Axmed Shimaali | kooxda Dalmar/Kooxda Ileys | 1982dii ilaa maanta | Jeceeyloowga Fanka | |
| Maxamed Xasan Lafoole | ||||
| Cumar Dhuule Cali | ||||
| Aamina Cabdilahi Xirsi | ||||
| Kinsi Xaaji Aadan | ||||
| Saalax Qaasim Naaji | ||||
| Cawaale Aadan | 2005tii ilaa maanta | Xidigga Fanka |
