Jump to content

Samet Akaydin

Ka Wikipedia
Samet Akaydin
Akaydin with Adana Demirspor in 2022
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1994-03-13) 13 March 1994 (Da’da  31)
Ku dhashay Trabzon, Turkey
Joogga 1.90 m
Booska cayaarta Difaac
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Fenerbahce
Nambarka 3
Ciyaartooyda yar-yar
2004–2009 İdmanocağı
2009–2010 Trabzonspor
2010–2011 İdmanocağı
2011–2013 Boluspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2013–2014 Arsinspor 4 (0)
2014–2018 Sancaktepe 131 (9)
2018–2019 Şanlıurfaspor 34 (3)
2019–2021 Ankara Keçiörengücü 49 (4)
2021–2023 Adana Demirspor 55 (4)
2023– Fenerbahce 27 (0)
2024Panathinaikos (loan) 12 (0)
Xulka Qaranka
2022– Turkey 10 (1)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 10 June 2024 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 22:08, 6 July 2024 (UTC)

Samet Akaydin (dhashay 13 Marso 1994) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda dhanka difaaca uga ciyaaraa kooxda Fenerbahce ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga.