Sow Bawlo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Sao Paulo. Qoraal ka hadlaya gobolka fiiri Sow Bawlo.
Magaalo la magac ah fiiri Saynt Bawl ee Maraykanka.
São Paulo
—  Dowladhoose  —
Município de São Paulo
Dowlada Hoose Sow Bawlo
Ka soo biloow kor, ilaa migid: Buundada Octávio Frias de Oliveira Bridge; Dhismaha Taariikhiga São Paulo ee ku yaala Paulista Avenue; São Paulo Cathedral; muuqaalka guud ee badhtamaha São Paulo, meelo taariikhi ah; Beerta Ibirapuera; Luz Station iyo muuqaalo xiiso badan oo habeenkii ah.

Flag

Coat of arms
Magac loogu yeero: Terra da Garoa (Dhulkii horumarka) iyo Sampa
Halkudhig: "Non ducor, duco" (Latin)
"Aniga la ima hogaamiyo, aniga hogaamiya"
Meesha ay ku taalo São Paulo
São Paulo is located in Barasiil
São Paulo
São Paulo
Meesha ay kaga taalo Barasiil
Dhacdaa: 23°33′S 46°38′W / 23.550°S 46.633°W / -23.550; -46.633Isuduwe: 23°33′S 46°38′W / 23.550°S 46.633°W / -23.550; -46.633
Wadanka  Brazil
Gobolka koonfurbari
Gobolka Barasil Bandeira do estado de São Paulo.svg Gobolka São Paulo
La dhisey Janaayo 25, 1554
Xukunka
 • Duqa-magaalada Fernando Haddad (Xisbiga Shaqaalha Barasiil)
Baaxadda
 • Metro 7,943.8 km2 (3,067.1 sq mi)
Joogga 760 m (2,493.4 ft)
Tirada dadka (2014)[1]
 • Rank 1aad
 • Tiro Badnaan 7,762.3/km2 (20,104/sq mi)
 • Urban 11,895,893
 • Magaalo 20,935,204
 • Metro density 2,469.35/km2 (6,395.6/sq mi)
Magac uyeel Paulistano
Saacad BRT (UTC−3)
 • Xagaa (DST) BRST (UTC−2)
Postal Code (CEP) 01000-000
Area code(s) (+55) 11
Website São Paulo, SP
Muuqaalka magaalada Saw Bawlo, Barasiil.
Deegaanka Juquraafi ee magaalada Saw Bawlo, Barasiil.
Muuqaalka calanka magaalada Saw Bawlo, Barasiil.

Sow Bawlo, Saw Bawlo (Af-Ingiriis: Sao Paulo; Bortaqiis: São Paulo /ˌsaʊ ˈpaʊloʊ/) waa magaalada ugu dadka badan wadanka Barasiil ee Koonfurta Ameerika, magaalada ugu wayn dhamaan deegaanada koonfurta dhulbadhaha, iyo mida 11aad ee ugu balaadhan iyo dadka badan ee dunida.

Sidoo kale, magaaladan Saw Bowlo waa caasimada iyo magaalo madaxda Sow Bawlo, oo ah deegaanka ugu dadka badan wadanka Baraasiil. Magaaladani waa xarun ganacsi, waxbarasho, diin, madadaalo iyo bar-tilmaameed dalxiise.

Saw Bowlo waxa tiraba labo jeer lagu qabtey koobka Ciyaaraha Kubada Cagta sanadadii kala ahaa 1950kii iyo 2014ka.

Taariikhda Magaalada

São Paulo

São Paulo waa magaalo ku taalo dalka Barasiil. Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa (11,037,593 qof). Sidoo kale waa caasimada Gobolka São Paulo. Magaaladaan waxee ka midtahay magaalooyinka ugu weyn aduunka.

  1. "2014 population estimates. Brazilian Institute of Geography and Statistics (IBGE) (1 July 2014)." (PDF). Ibge.gov.br. Retrieved September 14, 2014.