Salfar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Sulfur)

Salfar[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Marka heerkulku dhexdhexaad yahay curiyaha Salfar waa adke leh midab huruud xoogaa cadaan ahi ku jiro, waxayna u sameeysan tahay malakuyuul sideed-gees ah oo loo qoro S8.
Salfar

Salfar (Ingiriis: Sulfur ama Sulphur) calaamad S waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-lix. Marka heerkulku dhexdhexaad yahay curiyaha Salfar waa adke leh midab huruud xoogaa cadaan ahi ku jiro, waxayna u sameeysan tahay malakuyuul sideed-gees ah oo loo qoro S8. Waxay la fal-gashaa dhamaan birta iyo xoogaa Bir Ma Ahe ah, sida Kaarboonka.

Salfarta waxa la helaa ayadoo dabiici ah iyo ayadoo isku-dhis loo yaqaabo salfayt ah.

Salfarta waxaa isticmaali jirey wakhtiyo hore wadanada Hindiya, Shiinaha, Masar iyo giriiga.

Curiyehan wuxuu leeyahay faa'iido badan, oo inta u badan waxaa loo isticmaalaa in lagu bacarimiyo caroda iyo beeraha. Sidoo kale waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo taraqa, sunta Xasharaadka iyo sunta fangaha.

Curiyahan meel dhexe ayuu kaga jiraa Diwaanka Curiyeha.

Taariikhda Salfarta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Atomka Salfarta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka Salfarta[wax ka badal | wax ka badal xogta]