Taabasho

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Taabasho

Taabasho (ingiriis: Touch) waa dareenka marka xubin ka mid ah jidhka noole gaadho ama taabto shay ama noole kale taas oo loo gudbiyo maskaxda. Guud ahaan, jidhku wuxuu leeyahay xidido iyo neerfo ku dahaadhan kuwaas oo maskaxda u gudbiya wixii eey istaabtaan.

Sidoo kale, Taabashadu waxay ka mid tahay Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.