Template:Portal bar
Appearance
| Template kaan waxaa loo adeegsaday 350000+ in ka badan. Si looga fogaado qaribaad guud ama wax ka bedel aan lagama maar-maan ahayn waxaa lagaa doonayaa hadii aad wax ka bedelaysid inaad ku tijaabiso /Bacaadka ama /tijaabo bogagga la xiriira, ama bogga wada hadalka bogga gaarka ah. Si tilaabo tilaabo ah u qaad mar walbana la soco boggaada wadahadaka iyo bogga wadahadalka Inta aadan howl galin. |
| Template-kan waxa uu adeegsanayaa Lua: |
adeegsiga
[wax ka badal xogta]{{Portal bar | Magaca portalka | Magaca portalka labaad | ...}}
Tusaale
[wax ka badal xogta]{{Portal bar|Kimistari|Fiisikis}}
{{Portal bar|style=List|Kimistari|Fiisikis}}
Sumadda Portalka
[wax ka badal xogta]waxaa la galiyaa calaamada sumada portal ee magaca sawirka tusmada ciwaannkeeda [[Module:Portal/images/a/Xarafka koowaad ee magaca portalka]].
tusaale : magaca Portal waa : kala gadisan ==> bedelka wuxuu noqonayaa Module:Portal/images/m (m waa xarafka ugu horeeya ee magaca portalka kala duwan) waxaa dheeraad ku ah sadar cusub ee shaabaha : "kala duwan" = "portal_icon.png",
- Fiira gaar ah
- waxaa soo muuqanaya tusmada iyadoo yar dhanka bidix qaybaha.