Kurxin

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Tufaaxa Adam)
Kurxintu waxay ku talaa dhuunta
Details
PrecursorCarjow
Identifiers
LatinProminentia laryngea
NeuroNames{{{BrainInfoType}}}-{{{BrainInfoNumber}}}
Dorlands
/Elsevier
12669875
Anatomical terminology

Kurxin (Af Ingiriis : Adam's apple; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Jocor[1], waa qayb ka mid ah dhuunta labka dadka, iyo wiilasha baaluq gaarayn.

Adam's apple

Sharaxaad

Kurxintu waa carjow ka mid ah dhuunta dadka taasi oo ku taala meel ka hooseysa gadhka iyo dusha sare ee hunguriga. Sida caadiga ah kurxintu waa mid soo taagan oo ka muuqata dhuunta raga; halka kurxinta dumarku tahay mid yar oo aan muuqanin.[2]

Shaqada

Kurxintu shaqo muhiim ah ayay u leedahay jidhka dadka. Waxaa kurxintu soo baxdaa wakhtiga dhalinyaronimada taasi oo soo weynaata sanadaha ugu horeeya ee labaatameeyaha. Intaas waxaa dheer, in kurxintu tahay astaan inta ugu badan u gaar ah raga.[3]

Sidoo kale, cilmibaadhis waxaa lagu ogaaday in kurxintu qeyb ka tahay xubnaha maamula isla markaana sameeya codka iyo hadalka.[4][5]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Gobolada Dhexe Soomaaliya waxaa loo yaqaanaa Jocor.
  2. . Sisbib.unmsm.edu.pe http://sisbib.unmsm.edu.pe/bibvirtual/libros/medicina/cirugia/tomo_v/laringe.htm. Soo qaatay 2013-02-27.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Medicine Online https://web.archive.org/web/20131225120054/http://www.medicineonline.com/dictionary/Prominentia-laryngea.html. Waxaa laga kaydiyay the original 2013-12-25. Soo qaatay 2013-02-27.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. P. J. Bentley (1980), "Endocrine Pharmacology: Physiological Basis and Therapeutic Applications", CUP Archive, pág 240
  5. "Nuqul Archive". Esmas.com. Waxaa laga kaydiyay the original 2004-09-08. Soo qaatay 2013-02-27.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)