Unkasho
Appearance
Unkasho (Af Ingiriis : evolution) waa isbeddelka sifooyinka hiddaha ku dhacda noolaha hab taxane ah halka fac walba cusub.
Unkashada waa qisad aqoonmaal ah oo lagu qeexo sida noolaha haddii muddo dheer la tixgeliyo, inay laftarkooda isbeddelaan. Unkashada wuuxu yahay fkaar curdin xagga aqoonmaalka bayoloji. Aqoonyahanka Theodosius Dobzhansky e ka soo jeeda wadanka Yukrayn, wuxuu yidhi "Aqoonta bayoloji wuxuu kaliya aqligal ku noqda haddii lagu hirgeliyo dulucda unkashada".[1]
Raadraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Dobzhansky, Theodosius 1973. Nothing in biology makes sense except in the light of evolution. American Biology Teacher 35, 125-129. http://www.2think.org/dobzhansky.shtml