Usaama bin Laadin

Ka Wikipedia
Sawirka Ussama Ina Laadin

Usaama bin Laadin (Af Carabi : ar‎) waxa uu dhashay 10 Maarso 1957 - waxa uu dhintay 2 Maajo 2011 (Bakistaan), magaciisa oo dahmeystiran waa Usaama bin Muxamed bin cawad bin laadin, waa aasaasaha iyo hogaamiyah ururka al qaacida.waa urur salafiya oo jihaadiya.oo hubaysan. waxa lagu aasaasays afgaanisataan.sanadii 1988.al qaacida waxa ay qaaday weeraro ay ku qaaday beegsiyo milatari.iyo kuwo madanaiayaba..

Taariikhdiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

New York, 11 Sebteembar 2001

usama bin ladin waxa uu ku dhasahy magaalada riyaad.ee casaimada wadanka sucuudiga carabta. waxa dhalay aabe taajir ah waa{maxamed bin ladin}.aabihii waxa uu kashaqayn jiray dhismaha iyo qandaraaska waxa uu calaaqaad aad u xoogan la lahaa reerka sucuudiga xukuma.usam.marka laeego walaalihiis oo ah dad gaadhaya.52 qof waxa uu kaga jiraa.kaalinta 17aad.waa qofkii.17aad ee uu maxamed bin ladin dhalo.binlaadin reerkiisu waxa uu kasoo jeeda xadraalmawt{yaman}waxa uu usam wax kabartay jamacad boqor cabdul casiis waxa uu kaqaatay shahaado.dhan dhaqaalaha ah.kadib waxa uu maamula shirkada aabihii uu lahaa ee qandaraaska.kadib markii uu dhintay aabihii, waxa uu usama uga tagay lacag gaadhay.900.milyon oo dolarka maraykanka ah.waxa ya lacagtaasi u suurto galisay in uu ahdaaftiisa iyo u jeedooyin kiisa fushado.oo ahaa in uu caawimo .siiyo mujaahidiintii ka dagaalamaysay afgaanistaan kuwaas oo kasoo horjeeday midawgii soofiyeeti oo kusoo duulay wadanka afgaanistaan.sanadihii 1979.iyo.1984.bin ladin waxa uu aasaasay urur dacwad eed waxa uu u bixiyay.{faaruuq}xiligaas uu bin laadin.ladagaalamayay waxa caawinayay.dhamaan maraykanka sucuuduga.iyo.bakistan.waxa uu sadexdaa dal kaaheli jiray dhamaan wixii caawn ahaa.sida kacaawinta dhanka.ciidamada iyo tababarka.ama hubsiinta.dhanka kale binladin waxa uu si toosa caawimo uga heli jiray dhanka tababarka ah.ciidamada c.i.a.ee maraykanka.

Qaraxii Labadii daar ee new york
Guriga uu ku noolaa bin laadin ee pakistaan

kadib markii uu djamaaday dagaalkii ay mujaahiduuntu kawadeen afgaanistaa.ee ay kula dagaalamayeen midawgii sofiyeeti.ee sidoo kale uu dhamaaday dagaalkii qaboobaa.bin ladin waxa uu ku soo laabaty sucuudiga oo ahaa wadankiisa.kadib binladin kama aamusin ciidamada marykanka ee gaadhaya.kumanaanka ee dhooban dawladaha khaliijka carabta.gaar ahaan sucuudiga.taasi waxa ay sabab u ahayd in ay .isku dhacaan dawlada suciidiga oo uu muwaadin ka,ahaa binladin iyo binladin laftiisu.kadib.binladin waxa uu usafaray dhankaas suda. sanaduii.1996.ayaa.waxaa laqarxiyay. magaalada khubur ee wadanka.sucuudi arabiya.islamrkaa.dawlada.sucuudiga.iyo.maraykanku.waxa.ay qaraxaa ku ee deeyeen.shiikh usama binladin.iyo ciidamadiisa. alqacida.sidoo kale.waxa qaraxyo loogaystay safaaradihii.uu maraykanku kulahaa.daar salaam iyo nayrobi.taas oo ay alqaacida qirtay in ay aydu kadanbayasay.taasina waxa ay horseeday.in sidhaba ay alqaacida.iyo dawlada marayakanaku .galka.seefta ugawafda siibtaan.ilaa lagaadhay.11 Sebteembar 2001 oo ahayd maalintii ay alqaacida qaraxyada aan la ilaawi karain ay u gaysatay.daw;lada maraykanka kadib markii ay dumaysaya labadii dhisme ee suuwqa u haa maraykanka.halkaas oo ay ku dhinteen dad kabadan.3000 ooqof.sanadii 1998.binladin waxa uu u safray dhanka afgaanistaan oo ay kataliso.dalaiban ooay kamid ahaayeen rag badan oo ay dagaal soowada galeen bin ladin ama ay saaxiibo ahaayeen .dalibaan sifiican aya u soodhaweeyeen bin ladin iyo saxiibadiisii,uu kamaidka ahaa.ayman al_dawahiri oo ah isna mujaahid masri ah.kadib markii ay alqaacida qaraxyo u gaysatay dhismayaashii dhaadheeraa ee maraykanaka.ayaa.maraykankau waxa uu weerar ku qaaday afganistan xukunkiina waxa uu katuuray.daliban.lakin daliban iyo al-Qaacida.taas marnamba.kuma ya liciifin awoodoodii.oo alqaacida waxa u suurto gashay.in ay gaystaan.qaraxyo kale.sida qarixii landan.iyo masrid.inkasta oo ay m araykanku kufaanaan.awooda sirdoon ay ay leeyihiin ahada ilaa iminka bin ladin mayqaban.