Jump to content

Xundhurgaal

Ka Wikipedia
xundhuraal
Hundurgal
حنظرغآل
Magaalo
Country Somaliland
DeegaankaSaraar
Degmoxundhurgaal
Dawladda
  Duqa-magaaladaaxmed
Joogga
0 m (0 ft)
Dadka
  Wadarta
4,390
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)
Koodhka goobta+252 63
CimiloBWh

XUNDHURGAAL Waa magaalo ku taala bariga somaliland gaar ahan waxay u dhaxaysaa gobolada sool iyo sanaag waa degmo taarikhiya oo so jireen ah waxa wali kasi muuqda dhufaysyadi iyo raadadki ay ku reeben rajimki siyad bare iyo gabodfaladu uu ka geystay dadka deganka waxa lagu qiyaasa 13000 kun oo qof degmada waxa gebi ahaan ba dega beelaha idarays muuse oo ka tirsan qabiillKa muuse abokor o kmaida habarjeclo Dadka degaanka badan koodu waa xoolo dhaqato .......