Zulu

Ka Wikipedia
Boga "Sulu" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Zulu, Sulu waxaa la odhan karaa:

Bulsho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Madaadalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Filimaanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Zulu (1964 film), filim dagaal ah oo sameeyeen Batanley Baker iyo Michael Caine
  • Zulu (2013 film), filim Faransiis ah oo matalayaan Forest Whitaker iyo Orlando Bloom

Musig[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Zulu Social Aid & Pleasure Club
  • "Zulu" (song), hees la sameeyeen 1981
  • "Zulu", hees Blink-182 EP
  • Zulu Records, istuudhiyo Fankouver, British Kolumbia, Kanada

Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Zulu (magac), magac ay la baxaan dadka ku dhaqan Koonfur Afrika
  • Zulu Sofola (1935–1995), qof dumar u dhalatay wadanka Nayjeeriya oo sameeysa ruwaayad
  • Gilbert Lani Kauhi (1937–2004), magac lagu isticmaali jiray ruwaayad caan ka ahayd Koonfur Afrika

Deegaanada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Zulu, Indiana, magaalo ku taala wadanka Maraykanka
  • 1922 Zulu, asteroid soo dhacday sanadkii 1922kii

Ciidamada iyo Gaadiidka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Battle Force Zulu, markab dagaal oo ciidamada Maraykanka leeyihiin
  • Task Force Zulu, koox ciidama sida khaaska ah loo leeyahay wadanka Koonfur Afrika
  • Zulu class submarine, gujis qaada hubka halista ah
  • HMS Zulu, sadex markab dagaal leeyihiin ciidamada bada ee Boqortooyada Ingiriiska