User:Saraar

Ka Wikipedia
Fadlan Fariintaada kagatag Halkan
Please leave your messages Here
http://tykestv.eu/channel2.php                          
Maanta waa 28 Maaj 2024.
Hada wakhtigu waa 17:30.
{{Isticmaale: Somaliland
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-4 This user speaks English at a near-native level.
nl- Deze gebruiker spreekt uitstekend Nederlands.
ar-3 يمكن هؤلاء المستخدمين يتكلموا اللغة العربية مدى متوسط مستوى العربية.
Raadi luqad isticmaalayaasha
File:Shacabka Somaliland.jpg
Shacabka Somaliland
Calanka
Soomaaliweyn
File:Shacabka Somaliland.jpg
Shacabka Somaliland
Ik ben heel erg blij met wiki
Somaliland

Magaca

Maxamed Calanle Muse Burco, Somaliland


My contributions . on Wikipedia.

File:Shacabka Somaliland.jpg
Qaranka Somaliland

Qaar Qoraaladayda Kamida

calankii hore ee Somaliland, 1991-1996
Calanka Somaliland

Calanka Somaliland waxa markii uguhoraysay la isticmaalay calanka somaliland ee xilagan 14 0ktoba 1996kii waxa uu calanka somaliland ka koobanyahay sadex khad ama kald oo jiif ah waxa ugu koreeya cagaar waxa cadaan oo dhexda ah iyo casaan oo hoosta ah dehexdana waxaa kaga taala calanka xidig madaw waxa dhanka sare ee calanka ku taala Tawxiid ka (لا إله إلا الله, محمد رسول الله) oo far cad kuqoran

macnaha calanku waasidan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Khadka cagaarka ahi waxa uu sheegayaa horumarka
  • khadka cadi waxa uu sheegayaa nabada
  • khadka casi waxa uu katurjumayaa dhiigii mujaahidiintii naftooda u huray ciida hooyo
  • Shahaadataynku waxa ay sheegayaan in dadka reer somaliland ay yihiin islaam
  • Xidigta madawi waxa ay qeexaysaa waayitaanka la waayay riyadii Shantii Somaliwayn.

heesta calanka somaliland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

'samo kuwaar waa heesta calanka somaliland ee hada waxaana loogu dhawaaqaa sidan) Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa, Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Guulside xanbaarsan soo noqoshaddiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyo samo ku waar samo ku waar saamo ku waar

Calanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Calanka somaliland ayaa maalinba maalinta kadanbaysa waxa uu noqonayaa mid sii caan baxaya oo aad iyo aad looga baranayo daafaha caalmaka.

Calamada Somaray Somaliland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1884 - 1903
1903-1950
1950-26 july 1960
26 july1960-18 may 1991 Calankan Waxa lagu sameeyaya Ciida Somaliland laakiin waxa uu noqday mid loo adeegsaday baabiinta Shacabka Somaliland
18 may 1991-14 october 1996
14 october 1996 ilaa hada


Jaamacada Burco
Jaamacada Burco

http://www.elahmad.com/ http://www.englishforarabs.com/English.html http://www.firstrowsports.tv/ http://www.wiziwig.tv/competition.php?part=sports&discipline=football http://egyfoox.blogspot.com/2011/04/2-aljazeera-sport-2-channel.html http://www.fourlangwebprogram.com/fourlang/es/ww_nl_A.htm#1 http://www.islamweb.net/media/index.php?page=article&lang=A&id=176339 http://www.wdl.org/ar/place/ http://www.mijnwoordenboek.nl/werkwoord/letten http://islamics.cools4u.com/alboukhari/index.php?saheh=1

Courage is contagious

[<a href="http://ar.thefreedictionary.com/_/hp/AddRSS.aspx?<URL>" title="أضف إلى The Free Dictionary"><img alt="أضف إلى The Free Dictionary" border="0" src="http://img.tfd.com/hp/addToTheFreeDictionary.gif" width="91" height="17"/></a>] ?mahamed http://www.internetpolyglot.com/dutch/lesson-2102001160

https://skydrive.live.com/view.aspx?cid=5487627C863AD9B0&resid=5487627C863AD9B0%21126&app=Word