Cafar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cafar waa qowmiyad ku degta ama nool bariga Afrika, gaar ahaan Saxaraha Danakhil ee itoobiya, iyo sidoo kale kale Eratareya iyo Jabuuti, waxaa lagu qiyaasaa iney ka badan yihiin 1,500,000 oo qof,

Diiintooda [Wax ka bedel]

Diintooda waa Islaam