Habaryoonis

Ka Wikipedia

Deegaanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Habaryoonis waa qabiilka ugu faraha badan qabiilyoonka Isaaqa (44%)uguna magaca muruqa weyn beelaha soomaaliyeed. Habaryoonis waxay degaan 5 gobol inta u dhaxatsa Hargeysa Burco Ceerigaabo Berbera sheekh Oodwayne ceelafweyn oog maydh,iyo gabolka Shanaad xagga Ethiopia waxay degaan dhulka ugu ballaadhan ee ay soomaalidu ka degto, marka laga reebo dhulka Ogaadeenka ,waxay habaryoonis oo kala baxda qabiilada sida:

Muuse Carre

Muuse Ismaaciil

Xirsi Cismaan

Isaxaaq

Muuse Cabdalle

Sacadyoonis

Cali Siciid

Reer Xuseen

Ugaadh Cumar

Ba dhulbahante

Gunbuur

Idreys

Baha Ismaaciil


Tacliinta iyo Suugaanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Habaryoonis waa qabiilka ugu gabyaaga badan qabiilooyinka soomaaliyeed. Sidoo kale hoobaladii caanka ahaa ee soomaalida intooda badani (near 50%) waxay ahaayeen Habaryoonis. Sidoo kale halabuurkii qaranka ee allifa heesaha iyo riwaayadaha soomaalida more than 40% waxay ka dhasheen qabiilooyinka Habaryoonis.waxaana ka dhashay nimankii ugu tacliinta sare ee soomaaliyeed sida:

Aabihi taclinta Maxamuud axmed cali

Xaji yuusuf qabile

Cali sugule duncarbeed

Qaasin

Axmed Saleebaan Bidde

Ismaaciil Cagaf

Xaaji aadan afqalooc

Ibrahim Gadhle


Caafimaadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

beesha Habaryoonis waxa kaso jeeda dhakhaatirta ugu waxtarka badan dhulka somalida sida:

Dr Gaboose

Dr Shiine (manhal hospital )

Dr Maxamed xassan ( Dr waddnaha )

Dr Raamboo

Dr: Tuke

Dr Aw koombe


Halgankii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

beesha Habaryoonis waxa kaso jeeda ragi aasasay ciidamadi daraawiishta ee halganka kula jiray gumaystihi ingiriska waxana kamid aha :

Darwiish Cabdi dheere

suldan nuur axmed amaan, goobtii ugu horeysa ay diyaaradii ingriiska duqayso waxay ahayd qalcadii midhisho ee ciidamada beesha muuse ismaaciil HY ku sugnayeen. Kadib jabkii ingriiska wuxuu ku warejiyay maamulida dhulka somaliland xaaji muuse faarax igarre (ina igarre) ahana ninki daraawiishta jabiyay kadib. beesha Habaryoonis waa beeshi aasastay ururski hubaysna ee SNM ugu sarakisha badnayd sido kale waa beesha laba jeer gudoomiye ka noqotay SNM gudoomiye cabdiqaadir koosaar iyo gudoomiye abdirahman ahmed ali Tuur Ahaana madaxweynihi xoreyey Somaliland 1991. Ninki ugu horeyay ee asasay ururka SNM waa general maxamed cali 1980.


Ganacsiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Habaryoonis waxa kaso jeeda ganacsata ugu baladhan dhulka soomalida Sida aamina xirsi mooge oo kamida tujaarta qaarada afrika, Sido kale waxa kaso jeda ganacsadaha wayn ee xaaji aadan baradho oo ah nin xoolaha ugu badan ka dhoofiya geeska africa, shirkada diyaaradaha daallo iyo tujaar caan ahaa sida biregeye, dawaare ,miyateyn, cali warsame, isaxaaq suufi ,ina iimaan.


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

https://www.abtirsi.com/view.php?person=1002


https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=403114

https://www.hoygasuugaanta.com/Taariikh.htm