Luqadaha Kushiitiga

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Afroasiatic languages.svg

Luqadaha Kushiitiga waa luqadaha looga hadlo wadamada Geeska Afrika ee kala ah , Soomaaliya Kenya, Tansaaniya, Suudaan iyo Masar. Luqada ugu weyn ee kushiitiga waa Af-Oromo ee ku hadlaan dad ka badan 35 miliyan oo qof, waxaana ku xiga afka-Soomaaliga ee ku hadlaan dad lagu qiyaaso 18 miliyan oo qof, laakiin ee gaarayaan 25miliyan oo qof.