Masago

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dhibaatada Qoyska Qurabaha Qalinkii C/laahi Massago Aslamu alakum warhamatulahi Wabarakatuhu Insha,allaah waxaan rabtaan ku soo bandhigi doonaa wixi allaah iga waafajiyo Dhibaatada naga haysato xaga guurka Nabiga Scw waxoow dhahay guursada saan idiin kugu faano umadaha kale maalinta yawmal qiyaamo hana naqanina karubaniyiin. Guurku waxoow kamid yahay wax yaabaha allah loogu dhawaado ajirna looga helo . Nabiga scw waxoow yiri habiin walbo ood u galmootiin dumarkiina sidaqo ay idiin tahay . Hadaba aan guud mar ku sameeyno faa ii dada laga helo guurka . kow waxaa looga dhowrsadaa Xaaraanta . Nabiga S/C/W waxoow dhahay midkiin hadoow dareen kula dhaco jidka ha u soo naqdo reer kiisa hana u galmoodo Sidoo kale waxa laga helaa Mawado,Raxmo Allah waxoow dhahay waxan yeelnay dhaxdiina Kalgaceyl iyo Raxmad waxaa kale oo laga helaa guurka awlaad ama taran. Iyadoo aan kor ku sheegnay wanaaga uu leeyahay Guurku ayaad hadana arkaysaa Qoysas tiro badan oo ay dhexdooda ka jirto dirir aad u qalafsan oo mug mug aad ku tilmaami karto dagaal u dhexeeye 2 Dawladood , waxaad arkaysaa Qoys dhawaan is guursaday oo mudo yar kadib kala booday ama is furay, Furniinka waa jid uu Allaah u baneeyay Adoomihiisa waana wax Allaah jideeyay ka uu ugu necebyahay. Maxaa u sabab ah Dhibatada xaga goowska ah? Aayadi alif ka wareerto Albaqra kama toosto haddii marki hore lagu dhisay guruga been bisha ugu horeyso waa leeys diriraa maxaa yeelay horaa loo yiri beenu raad maleh Naag beena lagu soo xera galshaa runa waalagu dhaqaa nin iyo naagtiis dagaalna maahin daawana maahin qurafad kaas iyo edeb daradaas aayad iyo xadiithka midna meel ugama taal waa sheeko xariiro somaliyed. Ilaah waxoow dhahay hadaad ku dhibsataan dumarkiina wax xun ugu samro waxeey lee dahay wax kale oo fiicane Suratul Nisa ayada 17 baad. sidoo kale nabiga scw waxoow dhahay Gabarta waxaa laga abuuray feer qaloocan ha isku dayin inaad toosiso minii kale waa jabihee. Dhibaatada xagey naga heesataa waaye ? gabar somaliyed hadaad tiraa maxaa u sabab ah bur burka qoska waxee eeda dusha kasaaree ninka. Hadad ninka tiraa yaakamsuul ah usna waxow dusha kasaaraa gabarta. haddii lees eedo guriga saas maku dhismaa. Hadaba dhibku kuma sino ninka iyo nagta oo kaliya waxoow saamaneyaa carurta yar yar oo naqdo aaba la,aan ayada oo ilmaha afkooda ku bato ereyga Abti /Aayo oo macnaheedo yahay cunugu inoowsan arkin aabe iyo adeer toona isku soo wada duube dhibaatada kuma sino intaas oo kaliya balse insha,laah wixi allah naga wafajiyo an i diin soo bandhigi doonaa Lasoco Qeybta 2,maad