Qare

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qare

Qare ama Qaro. waa miro lacuno oo aad uuga baxo dalka Soomaaliya ama wadamada kale oo kulul. Qaraha waxoo asalkiisa ka imaaday qaarada Afrika, maanta waxoo ka baxaa wadamada kale oo kulul sida aasiya ama bariga dhexe. qaraha dhulka oo ka bixi karo waa in oo ahaadaa dhul aad u kulul, isla markaas neh oo ahaadaa dhul qaleel ah.Qaraha meelaha oo kufiicanyahay waxaa ka mid ah, meelaha saxaarada ah, sida woqooyiga afrika, halkaas oo dadbadan noloshooda caawiyaa.

kala duwanaanta qaraha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

qaraha qaarkood way kala duwanyihiin, qaar waxaa jiro dhaxda jaale ka ah, qaarna

waxay yihiin gaduud.

Biseel[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

qaraha marka uu bisilyahay, waxaa ku garan kartaa, korkiisan waa cagaar oo sibibix ah. Haddii aad garaacdo, waxaa ka maqli kartaa dhawaaq, isla markaas waxaa ka ogaan kartaa in uu bisilyahay iyo in kale. Qaraha marka aa kala jarto, dhaxda waxa ayuu kaleeyahay hilib gaduud ah. Qaraha waxa ayuu ka koobanyahay biyo qaboow oo casiir ah oona macaan.

sidee loo isticmaalaa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaraha waa miro sidiisa lagu cuno. Marka aad cunaysid waa in aad qaraha kala goysaa isla markaasna hilibka dhaxda ku jiro aad ka cuntaa. Qaraha waxaa kale loo isticmaalaa dhinaca qudaarta ama casiirka.Qaraha mararka qaarkood waxaa ayaa lagu qasaa miro kale, sida ayuu dhadhanka u bedelo.