Mindigale
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Midigale)
Mindigale Degmada Mindigale | |
---|---|
Town | |
Coordinates: 10°40′49″N 48°40′27″E / 10.68028°N 48.67417°E | |
Country | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Gobolka | Sanaag |
Degmo | Degmada Laas Qoray |
Aag saacadeed | UTC+3 (East Africa Time) |
Mindigale ama midigale waa degmo ama tuulo ku taala bariga gobolka Sanaag ee bariga Somaliland. Waxay xaga bari ka xigtaa magaalada Badhan. waa magaalo taariikhi ah oo leh dhismayaal qadiimi ah. Degmadu waxay leedahay beero iyo togag yar. Mindihale baaxad ahaan aad uma wayno, laakiin waxay leedahay adeegyada bulshada sida skoolada, dugsiyada quraanka iyo maadi goobo caafimad.Dhul baadiyaha hoos yimaada degmada waxa ka mid ah
- argeeg
- qoolo
- dawli
- duurgaal
- diriq
- baalwayne
- laasa iddaad
- damceeriyo
- garabka cad
- sankadabeerka ah
- dhagaxdhagax saaran
- afmadoobeeye,doollaxiryaal
- ceeldhadhaable
- dhoomo
- biyaxaraare
- jijirdhumale
- gardabariis
{{MGS
| gobol = Sanaag
| list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · jiidali · awrbogays
Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Kulaal {{.}}Bacoolo{{.}} Fiqifuliye
-->