Abu Sufyaan

Ka Wikipedia

Abu Sufyaan wuxuu ahaa nin ka mid ah madaxdii iyo hogaamiyayaashii beesha Quraysh ee deganayd magaalada Makka iyo nawaaxigeeda.