Baarmagoog
Baarmagoog waa degmo kamid ah gobalka Shabeele ee DDS Baarmagoog waa Center ee hoosyimadaan deegano badan dhanka koofur waxaa ka xiga Degmada Feer-feer oo 55 km u jirta sido kale waqooyi bari waxa 95 km ka xiga Degmada Shilaabo sido kale waqooyi bari waxaa ka xiga xarunta gobalka Shabeele ee Gode oo qiyaastii 185 km u jirta Center ka Baarmagoog deeganada hoosyimada sida
●Bacaad boore
●Qorof
●Qalqalooc
●Farjano
●Baarsiyaable
HORDHAC
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Bulshada Degmada BAARMAGOOG waa dad xola dhaqato ah sida geela loda iyo ariga sida kale degmada Baar magog waxay ledahay beero iyo dhul kuwacan beerashada dhaman dalagyada ka baxa DDS Itoobiya. Beesha deeganka ubadan waa Udejeen [Ciise mudulood] Hiraab.
XAFADAHA
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Degmada Baarmagoog waxay ka koobantahay labo xafadood oo kale ah.
Xafada Center ka
Xafada Buundada