Jump to content

Bakeyle

Ka Wikipedia
Bakeyle
Bakeyle
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Animalia
Qaybinta: Chordata
Gacalka: Naasley
Dirka: Lagomorpha
Bahka: Leporidae
Duulalka

Pentalagus
Bunolagus
Nesolagus
Romerolagus
Brachylagus
Sylvilagus
Oryctolagus
Poelagus

Bakayle

Bakeyle (Af Carabi : arAf-Laatiin: cuniculus Af-Taliyaani : coniglio Af Ingiriis : cony ama rabbit) waa xoolo duurjoog iyo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan. Bakayluhu waa xayawaan naasley ah kaas inta badan duurka ku nool, laakiin la dhaqan karo oo carbis noqda.

Bakaylaha waxaa loo dhaqdaa in hilib laga helo iyo in wehel iyo qurux ahaan loo heysto.