Balanbal

Ka Wikipedia

XIRSI LUGEY

Xirsi lugeey

Boqole
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Dalka Soomaaliya
Magaalo[HIRSI LUGEY]
Tirada dadka
 • Dhammaan2,112
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

HERSI LUGEEY waa degmo ku taal galbeedka gobolka galgaduud u dhow xadka itoobiya la wadaagto soomalliaya.

waxay leedaha dugsiyo iyo isbitaallo.

tuulooyinka degmada HIRSI LUGEY[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • HARAALE
  • MAREERE
  • BALIHOWD
  • JIICLE RAAMALE
  • BAAG XUUDI
  • TURBI
  • DIIRIYE XASAN
  • OODAALE
  • Balihowd
  • BAARLEEF
  • RAAMALE
  • KARTA CAD


Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

degmada balanbale waxaa as aasay sanadii 1958 degmada waxaa loo aqoonsaday degmanimada sanadii 1982 waa degmo dhacda galbeedka koonfureed ee gobalka galgaduud ee bartamaha soomaaliya dagmada waxaa weerar kusoo qaaday gumaystaha itoobiya sanadii 1982 waxayna burburiyeen dhamaan dhismayaashii degmada ka dhisnaa waxay kasoo reeben masaajidkii ugu weyna oo ay ka dhigteen meel buqaar ah ama (store) meel keyd ah.balanbale dadkeedu waxay ku tiirsan yihiin xoolaha nool ee la dhaqdo sida geel,ariga iyo lo'da degmada waxaa aaad u ragaadiyey dagaaladii sokeeye hadii aad boqoto koonfurta magaalada waxaa arkaysaa guryo badan oo burbursan.magaaladu waxay leedahay afar xafadood oo kala ah horseed,hodan,waaberi iyo hormuud.waxaa la shegaa in ay degmadu ka mid ahay degmooyinka ugu dadka badan gobalka galgaduud degmada waxay leedahay 13 schools waxay kaloo leedahay labo isbitaal oo mid ka mid ah uu ka mid yahay hospital da ugu waa weyn galmudug waxaa soo maray ku dhawaad sideed gudoomiye.......G.A.M toolooyinka hoos imaada. Axmad gureey. Xasan bare. Juge. Qeeydar lafole kala foge guriceel. Balidhiig ina erag ina heeybe rooncade