Bankiga Somaliland

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Coordinates: 9°33′42″N 44°03′50″E / 9.5618°N 44.0638°E / 9.5618; 44.0638

Somaliland

Bankiga Somaliland Waxa la'aasaasay sanadii 1994 waana waxa uu laamo kuleeyhay dhammaan magaalooyinka waawayn ee wadanka sida. Hargaysa Burco Berbera Gabiley Boorama Laascaanood iyo Ceerigaabo waana ka ugu sumcada badan gayiga soomaalida

50 USD in Somaliland Shillings.jpg

Lacagaha uu Bangigu Isticmaalo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 * Hal Shilling Coin

2* Shan Shilling Note Sample

3* Ten Shilling Note Sample

4* Labaatan Shilling Note

5* Konton Shilling Note

6* Boqol Shilling Note Sample

7* Shanboqol oo Shilling Note Sample

Lifaaq[wax ka badal | wax ka badal xogta]