Barasiliya

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Barasiiliya
Brasília
Região Administrativa de Brasília
Maamulka deegaanka Brasilia
National Congress of Brazil.jpgBSB Ponte JK 08 2005 58 8x6.JPG
Esplanada dos Ministérios, Brasília DF 04 2006.jpg
Palacio Alvorada commons 133x100.jpgCatedral1 Rodrigo Marfan.jpg
Muuqaalka meelo ka mid ah caasimada Baraasiiliya
Bandeira do Distrito Federal (Brasil).svg
Flag
Brasão do Distrito Federal (Brasil).svg
Seal
Nickname(s): 
Capital Federal, BSB, Capital da Esperança
Motto(s): 
"Venturis ventis" (Af-Laatiin)
"To the coming winds"
Distrito Federal RA Plano Piloto.svg
Meesha dhacdo magaalada Baraasiiliya
Wadan  Brazil
Gobol Badhtamaha Galbeedka
Degmo Bandeira do Distrito Federal (Brasil).svg Caasimada
La dhisay April 21, 1960
Bedka
 • Dhammaan 5,802 km2 (2,240.164 sq mi)
Joogga
1,172 m (3,845 ft)
Tirada dadka
(2011)(est.)[1]
 • Dhammaan 2,556,149 (4aad)
 • Cufnaanta dadka 480.827/km2 (1,245.338/sq mi)
  population of the Federal District
Magac kale Brasiliense
GDP
 • Year 2006 estimate
 • Total R$ 161,630,000,000 (8th)
 • Per capita R$ 61,915 (1st)
Waxsoo saarka dadka
 • Year 2014
 • Category 0.911 (1st)
Aag saacadeed UTC−3 (BRT)
 • Xagaa (DST) UTC−2 (BRST)
Postal code
70000-000
Furaha +55 61
Website www.brasilia.df.gov.br Template:Pt icon
Template:Designation list

Brasiliya (Af Ingiriis : Brasilia; Hingaada: [bɾaˈziljɐ]; Af carabi: برازيليا) waa magaalo madaxda dowlada federaalka wadanka Barasiil iyo fadhiga dowlada federaalka Degmada Barasiliya. Caasimadani waxay juquraafi ahaan dhacdaa deegaan joogiisu sareeyo, waxaana dowlada wadanka Baraasiil bilowday dhismaha caasimadani April 21, 1960, taasi oo wakhtigaasi loo qoondeeyay ineey noqoto magaalo madaxda iyo fadhiga dowlada wadanka Baraasiil.

Dhinaca kale, Brasília iyo nawaaxigeeda waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 2,556,149 sanadkii 2011, taasi oo ka dhigaysan caasimadan mida afaraad ee ugu dadka badan wadankaasi.[2] Marka la barbardhigo wadanada kale ee Latin Ameerika caasimadani waxay leedahay dhaqaale aad u xoog badan oo gaadhaya ilaa BRL:61915 (u dhiganta US$36,175).[3][4]

Hordhac

Barasillia waa caasimada wadanka Barasiil

Sidoo kale fiiri

Xigasho