Jump to content

Barasiliya

Ka Wikipedia
Barasiiliya
Brasília
Região Administrativa de Brasília
Maamulka deegaanka Brasilia
Muuqaalka meelo ka mid ah caasimada Baraasiiliya
Flag
Seal
Nickname(s): 
Capital Federal, BSB, Capital da Esperança
Motto(s): 
"Venturis ventis" (Af-Laatiin)
"To the coming winds"
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Brazil" does not exist.
Wadan Brazil
GobolBadhtamaha Galbeedka
Degmo Caasimada
La dhisayApril 21, 1960
Area
5,802 km2 (2,240.164 sq mi)
Joogga
1,172 m (3,845 ft)
Tirada dadka
(2011)(est.)[1]
 • Dhammaan2,556,149 (4aad)
 • Cufnaanta dadka480.827/km2 (1,245.338/sq mi)
 population of the Federal District
Magac kaleBrasiliense
GDP
 • Year2006 estimate
 • TotalR$ 161,630,000,000 (8th)
 • Per capitaR$ 61,915 (1st)
Waxsoo saarka dadka
 • Year2014
 • Category0.911 (1st)
Aag saacadeedUTC−3 (BRT)
 • Xagaa (DST)UTC−2 (BRST)
Postal code
70000-000
Furaha+55 61
Websitewww.brasilia.df.gov.br Template:Pt icon
Magac rasmiga ahBrasilia
NoocaCultural
Shuruudahai, iv
La magacaabay1987 (11th session)
Tixraac no.445
RegionLatin America and the Caribbean

Brasiliya (Af Ingiriis : Brasilia; Hingaada: [bɾaˈziljɐ]; Af Carabi : ar‎) waa magaalo madaxda dowlada federaalka wadanka Barasiil iyo fadhiga dowlada federaalka Degmada Barasiliya. Caasimadani waxay juquraafi ahaan dhacdaa deegaan joogiisu sareeyo, waxaana dowlada wadanka Baraasiil bilowday dhismaha caasimadani April 21, 1960, taasi oo wakhtigaasi loo qoondeeyay ineey noqoto magaalo madaxda iyo fadhiga dowlada wadanka Baraasiil.

Dhinaca kale, Brasília iyo nawaaxigeeda waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 2,556,149 sanadkii 2011, taasi oo ka dhigaysan caasimadan mida afaraad ee ugu dadka badan wadankaasi.[2] Marka la barbardhigo wadanada kale ee Latin Ameerika caasimadani waxay leedahay dhaqaale aad u xoog badan oo gaadhaya ilaa BRL:61915 (u dhiganta US$36,175).[3][4]

Hordhac

Barasillia waa caasimada wadanka Barasiil

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Nuqul Archive" (PDF). Codeplan. 2012-11-09. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2015-09-03. Soo qaatay 2015-06-06.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. IBGE: Brasília IBGE. Retrieved on 2014-09-07. Template:Pt icon.
  3. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2017-01-19. Soo qaatay 2017-01-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. Istrate, Emilia. "Nuqul Archive". Brookings.edu. Waxaa laga kaydiyay the original 2013-06-04. Soo qaatay 2014-02-25.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)