Barasiliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Barasillia)
U bood: gooshitaan, raadi
Barasiiliya
Brasília
—  Magaalo madax  —
Região Administrativa de Brasília
Maamulka deegaanka Brasilia
[[File:
National Congress of Brazil.jpg BSB Ponte JK 08 2005 58 8x6.JPG
Esplanada dos Ministérios, Brasília DF 04 2006.jpg
Palacio Alvorada commons 133x100.jpg Brazil.Brasilia.01.jpg
Muuqaalka meelo ka mid ah caasimada Baraasiiliya
|250px|none|alt=|]]

Flag

Seal
Magac loogu yeero: Capital Federal, BSB, Capital da Esperança
Halkudhig: "Venturis ventis" (Af-Laatiin)
"To the coming winds"
Meesha dhacdo magaalada Baraasiiliya
BarasiiliyaBrasília is located in Barasiil
BarasiiliyaBrasília
Barasiiliya
Brasília
Meesha kaga taalo wadanka Baraasiil
Dhacdaa: 15°47′38″S 47°52′58″W / 15.79389°S 47.88278°W / -15.79389; -47.88278
Wadan  Brazil
Gobol Badhtamaha Galbeedka
Degmo Bandeira do Distrito Federal (Brasil).svg Caasimada
La dhisay April 21, 1960
Baaxadda
 • Guud ahaan 5,802 km2 (2,240.164 sq mi)
Joogga 1,172 m (3,845 ft)
Tirada dadka (2011)(est.)[1]
 • Guud ahaan 2,556,149 (4aad)
 • Tiro Badnaan 480.827/km2 (1,245.338/sq mi)
  population of the Federal District
Magac uyeel Brasiliense
GDP
 • Year 2006 estimate
 • Total R$ 161,630,000,000 (8th)
 • Per capita R$ 61,915 (1st)
Waxsoo saarka dadka
 • Year 2014
 • Category 0.911 (1st)
Saacad BRT (UTC−3)
 • Xagaa (DST) BRST (UTC−2)
Postal code 70000-000
Area code(s) +55 61
Website www.brasilia.df.gov.br Template:Pt icon
Template:Designation list

Brasiliya (Af-Ingiriis: Brasilia; Hingaada: [bɾaˈziljɐ]; Af-Carabi: برازيليا) waa magaalo madaxda dowlada federaalka wadanka Barasiil iyo fadhiga dowlada federaalka Degmada Barasiliya. Caasimadani waxay juquraafi ahaan dhacdaa deegaan joogiisu sareeyo, waxaana dowlada wadanka Baraasiil bilowday dhismaha caasimadani April 21, 1960, taasi oo wakhtigaasi loo qoondeeyay ineey noqoto magaalo madaxda iyo fadhiga dowlada wadanka Baraasiil.

Dhinaca kale, Brasília iyo nawaaxigeeda waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 2,556,149 sanadkii 2011, taasi oo ka dhigaysan caasimadan mida afaraad ee ugu dadka badan wadankaasi.[2] Marka la barbardhigo wadanada kale ee Latin Ameerika caasimadani waxay leedahay dhaqaale aad u xoog badan oo gaadhaya ilaa BRL:61915 (u dhiganta US$36,175).[3][4]

Hordhac

Barasillia waa caasimada wadanka Barasiil

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Estimativa Populacional 2013" (PDF). Pesquisa Demográfica por Amostra de Domicílios 2011 (in Portuguese). Codeplan. 2012-11-09. Retrieved 2015-06-06. 
  2. IBGE: Brasília IBGE. Retrieved on 2014-09-07. Template:Pt icon.
  3. http://www.urosario.edu.co/urosario_files/9d/9d96f884-d433-45a8-947b-4e9877596f63.pdf
  4. Istrate, Emilia. "Global MetroMonitor | Brookings Institution". Brookings.edu. Archived from the original on 2013-06-04. Retrieved 2014-02-25.